Site icon Radio Daljir

Dhibaatada Dawooyinka Kimikada ah ee ay isticmaalan Dumarka (dhegayso)

Magaalooyinka Waawayn ee Puntland waxaa ku soo badanaya Haweenka sida aadka uisticmaala daawooyinka kiimikada kasamaysan ee badala midabka qofka baniaadamka ah ee uu Alle usameeyay ,taas oo dhibaato ku noqotay dumarka in ay u adkeesaan Qoraxda ,dabka gaar ahaan xiliga Cunto kariska ,iyo wixii lamid ah .

Hadaba Maxaytahay dhibaatooyinka ay lakulmaan dumarka isticmaala daawooyinka laysku cadeeyo ee ka samaysay waxyaabaha kiimikada ah?

Su,aalahaas iyo kuwo kale ayaan Hor dhignay D,r C/raxmaan Axmed Nuur Hoore oo kamid aha dhaqaatiirta ka howlaga Magaalada Bosaaso gaar ahan Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Bada Cas lana kulmay haween badan oo lailadaran dhibaatada ay ka dhaxleen Daawooyinkaasi laysku daray ee ay ay jirkooda uisticmaaleen.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae1fa5601010095e908fc55/D%2C+hoori+.mp3?_=1
Exit mobile version