DHEGEYSYSO-Arday dhamaysatay caafimaad oo Qardho xaflad loogu qabtay.

Qardho, Feb 25 2017-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxaa munaasabad qalinjebin ah loogu qabtay arday dhammaysatay culuumta caafimaadka, oo wax ka bartay machadka Qardho college.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com