HomeUncategorized

DHEGEYSOXildhibaan katirsan barlamaanka Puntland oo qaadacay go’aamadii madasha.

Garoowe, Dec 29 2016-Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahin oo ah gudoomiye kuxigeenka gudiga arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa si adag uga horyimid go’aamadii dhowaan ay Muqdisho kaga dhawaaqeen madaxda madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.

Dhagayso Xildhibaan Cabdi-barre: Xariga Radio Daljir waxaa uu la mid yahay shacabkii Puntland oo indhihii laga riday
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida Xarunta Boosaaso.
Maaamulka Al-shabaab ee degmada Balcad oo xiray in ka badan 200 oo haween ah. [Akhris …]

Garoowe, Dec 29 2016-Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahin oo ah gudoomiye kuxigeenka gudiga arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa si adag uga horyimid go’aamadii dhowaan ay Muqdisho kaga dhawaaqeen madaxda madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa sheegay in mas’uuliyiinta madashu ay sharcigii dalka ku tunteen islamarkaana go’aamada ay soo saareen ay yihiin kuwa sharci darro ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: