Dhegeyso:Waraysi ku saabsan Arrimaha M/weyne Obama u joogo Dalka Kenya

Axad, Luuliyo 26, 2015 (Daljir)—Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Brack Obama ayaa wali ku sugan kenya, waxaa uu dowladda kenya u balanqaaday in uu ka taageeri doono dagaalka ka dhanka ah Al-Shaabab, maanta waxaa la filaya in uu khudbad taariikhi ah u jeediyo 40-ka milyan ee shucuubta Kenya.

Hadaba booqashada Obama ee Kenya maxay ka dhigantahay, Su\’aashaassi iyo kuwa kale waxaa ay daljir waydisay Sanater Bilow Keerow oo ah nin khabiir ku ah arrimaha dhaqaalaha Kenya ahna gudoomiyaha gudiga dhaqaalaha ee aqalka Saneterd-ka ee dalka kenya
 
 
Dhegeyso Waraysiga Bilow Keerow iyo Wariya Daljir ee Dalka Kenya Maxamed Xaaji Xassan Abuukar

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com