Dhegeyso:Ururka Saxaafadda Puntland Garoowe tababar uga furay 20-Suxufi

Khamiis, Luuliyo 25, 2015 (Daljir)—Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa maanta tababar socon doona mudo labo Barri ah Saxafiyiin uga furay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
 
Tababarkan oo ayka qayb-gelayaan 20-Suxufi oo kamid ah wariyeyaasha ka howlgala xarumaha warbaahineed ee gudaha deegaanada Puntland, ayaa waxaa lagu baranayaa mudada uu socdo u qareemida bulshada iyo galaan-galka xogaha dabagalka u baahan, waxaana soo qaban-qaabshay ururka Suxufiyiinta Puntland iyo Ha\’yadaha kala shaqeeya arrimaha horumarinta warbaahinta.
 
Halkan ka dhegeyso warbixin uu ka diyaarshay Wariye Maxamed Xalliye.

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com