
Jimco May 08, 2015 (Daljir) — Kuso dhowayada dhegeystayaal Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Munaasibad ay xilalka kula kala wareegeen gudoomiyihii hore ee gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey iyo Gudoomiyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay gobolkaasi,Cabdulqaadir Shire Faarax.
Gudoomiyihii hore gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey aya si rasmi ah xilka ugu wareejay gudoomiyaha cusub ee gobolka, waxana uu ka warbixiyey wax-qabadkiisi mudadi uu xilka hayey horumarada gobolku ku talaabsaday iyo caqabadaha jira.
Barnaamijka waxaa xarunta Dajir ee Galkacayo kaso jeedinaya Wariye Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar.
Halkan ka dhegeyso:
FAALLOOYIN & FALCELIN