Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Xiriirka kubadda cagta Puntland oo ganaax ku soo rogey ciyaarahan gacan kahadal geystey.

Galkacyo, Jan 30 2017-Xoghayaha guud ee xiriirka kubadda cagta Puntland Cabdulqaadir Cali Daahir Juula, oo waraysi siinayey idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey ganaax ay xiriirku ku soo rogeen ciyaar yahan katirsan Kooxda Hombo-boro ee magaalada Galkacyo kadib markii sida lasheegay uu weeraray agaasimagaha ciyaaraha Puntland iyo gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Puntland.

https://daljir.com//resources3/files/Waraysi%2BHoryaalka%20Puntland.mp3?_=1
Exit mobile version