DHEGEYSO-Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland oo lakulmay odayaasha Galkacyo.

Galkacyo, Dec 25 2016-Xildhibaano ka tirsan barlaamka dowlada puntland oo mudooyinkii danbe kormeer kusamaynayay xalada Guud ee Gobolka mudug ayaa manta kulan layeeshay waxgarada iyo Odayasha Maglada Galkacyo 
 

Xildhibaanadaan ayaa u kuur galayay xaladaha ka jira Gobolka oo ay kamid Yihiin Amaanka Iyo Abaruhu sida ay usameyeen By shafici Abdulkadir warsame

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com