DHEGEYSO-Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Galmudug oo xallinaya khilaafka Galmudug kajira.

Cadaado, Jan 19 2017-Qaar kamid ah xildhibaanada labada aqal ee ka soo jeeda deegaamada maamulka Galmudug ayaa maanta gaarey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud si ay u xalliyaan khilaafka siyaasadeed ee ka aloosan deegaamada Galmudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com