DHEGEYSO-Xildhibaan katirsan barlamaanka Puntland oo dhaliilay madaxweyne Gaas.

Garoowe, Jan 17 2017-Mudane katirsan Baarlamaka Puntland ayaa Eedeun Kulul u Soo Jeediyay Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, oo ay sheegeen inuu arrimo badan ku guuldaraystay. .
 

Xildhiban  Cabdi Risaaq Siciid Aadan oo ka Mid ah Mudaayasha Laga Soo Dooortoo Gobolka Bari ayaa Sheegay inay Puntland ay Wajahayso Xaalad Adag  Oo dhanka Dhaqaalaha ah Siba Ciidamada Puntland oo uu Sheegay inay Mudanaysha Baarlamaka La Qeyb Sadeen inauysan Muddo Helen Mushahaaraadkoodii .
 

Xildhibana Waxaa uu  Xukuumada Madaxweyne Gaas Ku Eedeeyay inaysan waxba ka Qaban Xaalada Abaaraha Amniga Dhaqaalaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com