HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xeer Ilaaliyihii maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Puntland oo Boosaaso lagu diley.

Boosaaso, Dec 25 2016--Dabley hubaysan ayaa magaalada Boosaaso kudishey AUN Xeer ilaaliyihii guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida Puntland Cabdikariim Xasan, xilli uu kusugnaa bartamaha magaalada.

Fadhigii baarlamaanka Somaliland ee maanta oo faraha la isula tagey, iyo afhayeenka oo bistoolad loola soo baxay.
Ciidamada Federaalka iyo AMISOM Oo Howgal amni sugid ka wada deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
Wafti uu horkacayo M/weyne Shariif, uuna ka mid yahay R/wasaare Farmaajo, oo gaaray Nairobi.

Boosaaso, Dec 25 2016–Dabley hubaysan ayaa magaalada Boosaaso kudishey AUN Xeer ilaaliyihii guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida Puntland Cabdikariim Xasan, xilli uu kusugnaa bartamaha magaalada.

AUN Firdhiye ayaa xilligaas wax yar ka hor waraysi siiyey Idaacadda Daljir isagoona kahadlay dhalinyaro lagu qabtay dagaalkii Alshabaab oo lagu wareejiyey Dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Ciidanka Puntland amniga Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo ka dambeeyay dilka xeer ilaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida Puntland gaashaanle sare Cabdikariin Xasan Firdhiye.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: