DHEGEYSO-Xasan Sheekh*Galkacyo waxay ahayd meelaan lagu hoyan Galmudug kahor*.

Madaxwaynaha Soomaliya Xasan sheikh ayaa tilmamay inta aan Galmudug la Dhisin in gaalkacyo ay ahayd magaalo qof masuul ah uusan ku hoyan karin, hada oo galmudug Ku dhawaad toban sano jirsatay gaalkacyo ay noqotay magaaloyinka ugu horeeya Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay shacabka Galmudug, wuxuuna sheegay in reer Galmudug yihiin dadkii dhismaha iyo horumarka gaarsiiyey Galkacyo sida uu hadalka u dhigay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com