DHEGEYSO-Xasan Sheekh Maxamuud oo ololihiisa doorashada ka bilaabay Jubbaland.

Kismaayo, Dec 06 2016-Madaxweynaha waqtigiisii dastuuriga ahaa dhammaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo gaarey magaalada Kismaayo ayaa lakulmay labada aqal ee ilaa hadda laga soo doortay Jubbaland iyo madaxweyne Axmed Madoobe.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in safarkiisu salka kuhayo arrimaha ololihii musharxnimo, islamarkaana uu doonayo inuu reer Jubbaland ku qanciyo hankiisa siyaasadeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com