DHEGEYSO-Xanuunka Kaduudiyaha oo kusii fidaya gobolka Mudug.

Galkacyo, July 31 2016-Xanuunka loo yaqaan Kaduudiyaha oo markii labaad si safmar ah loogu arkay Soomaaliya ayaa waxa uu bilihii ugu dambeeyey farakulul kuhaya magaalada Galkacyo iyo guud ahaan gobolka Mudug.

Agaasimaha guud ee Cisbitalka magaalada Galkacyo Dr Maxamed Xuseen Aadan oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu sheegay in xanuunku uu si safmar ah u saameeyey guud ahaan shacabka kunool gobolka Mudug.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com