DHEGEYSO-Xaasaska Alshabab oo lagu amray inay mudo kooban uga baxaan Baardheere.

Baardheere, Oct 17 2016–Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa soo saaray amar ah in xaaasaska iyo carauusrta madaxda AL-Shabaab ay iskaga baxaan Baardheere iyo nawaaxigeeda  toddobaad gudihiis.
 
Taliya saldhiga degmada Baardheere Guhaad Maxmauud Maclin Cumar ayaa Radio Daljir waraysi uu siiyay ku sheegay in xaasaska Al-Shabaab ay yihiin kuwa u basaaasa Ragooda isla markaana ay cadayn ay u hayaan arintaas .
 
Wuxuu intaas ku daray in amarka Al-shabaab xaasaskooda looga saarayo magaalada ay gaareen Maamulka Jubba-Land iyo kan degmada Baardheere

 
Zubeyr Shiikh Cabdi oo kusugan Daljir Galkacyo ayuu u waramay
 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com