Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Waxgaradka gobolka Haylaan oo ku baaqay in lajoojiyo xiisada dagaal.

Dhahar, July 19 2016-Waxgaradka, salaadiinta ,dhalinyarada iyo haweenka gobolka Haylaan ayaa maanta soo saaray baaq ay ku dalbanayaan joojinta colaadda gobolka Haylaan, iyagoona ugu baaqay labada ciidan ee is horfhiya in lakala qaado.

 
mid ka mid ah dhalinyaradaha magaalada dhahar ayaa baaqa uga waramay radio Daljir
https://daljir.com//resources2/files/waraysiga%20shire%20siciid%20xasan%20dhalinta%20magalada%20dhahar%20waxaa%20waraystay%20%20maxamuud%20cabdi%20ibrahim.mp3?_=1
Exit mobile version