DHEGEYSO-Wasiirkii warfaafinta Puntland oo sheegay inuu arrimo qoys xilkii isaga casiley.

Wasiirka warfaafinta iyo isgaarsiinta dowladda Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii wasiirka warfaafinta Puntland islamarkaana uu madaxweynaha ugudbiyay warqadiisa iscasilaada.

Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay inuu isku casilay sababo iyo daruufo qoys oo isaga u gaar ah, waxaana  uu inoo xaqiijiyay inuu madaxweynaha dowladda Puntland ka aqbalay iscasilaadiisa.

Xigasho-Puntlandnews.net

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com