DHEGEYSO-Wasiirka waxbarashada oo ka warbixiyey safar uu kutegey Nugaal Karkaar iyo Bari.

Garoowe, Novb 01 2016–Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Abshir  aw yuusuf Ciise oo Waraysi Gaar ah Siiyay Radio Daljir ayaa Ka Hadlay Safar u Dhawan Ku Kala Bixiyay Gobolada Karkar Bari iyo Qeybo Ka Mid ah Gobolka Nugaal .

 
Wasiirka ayaa Sheegay inuu Booqaday Dhamana Xarumaha Waxbarashada Gobolada uu Booqday Isagoo Sheeegay inay Si Habsami leh u Socota Taclinta Gobahaasi .
 
 Wsaiirka Wxaa Kale oo uu Ka Hadlay Dhisme Iskuulo oo ay wasaaraddu Dhisi Doonto Dhawaan Kuwaas oo laga Dhisi Doono Degaanada Badda Xiga Tiradda Iskuuladaas ayaana Gaaraya 33 Iskuul .
 
Wasiirka Wxaa Kale oo u Ka Hadlay Arimaha ARdayda Ka Barakacay Gobollka Mudug iyo Sida ay Wsaaraddu ula Socoto ARimhaas Isagoo SHeeegay inay Wasaraddu Si Dhow u ogtahay Ardaydaas iyo Goobaha ay Ku Sugan yihiin .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com