DHEGEYSO-Wasiirka warfaafinta Jubbaland oo waraysi dheer siiyey Daljir.

Kismaayo, Sep 18 2016-Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubbland Cabdi Nuur Cali Aadan ooo Waraysi Gaar ah Siyay Radio Daljir ayaa Ka Hadlay Xaalada Amni Ee Gobolada uu Ka Arimyo Maamul Jubba.  

Wasiirka ayaa Ka Hadlay Dhaq Dhaqaaqa Musharaxiinta Xildhibaanada Cusub Ee Dhawan La Filayo inay Soomaliyo Yeelato Oo Degaanadaas Ka Socda .  

Wasiirka ayaa Dhanka Kale ka Hadlay Amar ay uu Dhawaan Soo Saray Maamulka oo ahaa inaan La Beeri Karin Geedka Tubaakada oo Degaanadaas ka Baxa ayna Beeraan Beeraleyda Gobolaas .  

Wasiirka Wasiirku Waxaa kale oo uu Beeniyay in Maamulka uu Masaa Furin Doono Dad Looga Shakiyay inay Amaanka Lidi Ku Yihiin , Khadka Taleevanka ayuu ugu Waramay Cabdi Xakiin Xusein Xasan 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com