HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiiradda haweenka oo faahfaahin ka bixisay xeerka jinsiga ee Xukuumaddu ansixisay.

2 July_2016-Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cali Samatar ayaa sharaxaad ka bixisay erayga Gender halka uu naga soo galay iyo macnihiisa.

Ciidanka Puntland oo weeraray saldhigyo ay leeyihiin burcad badeedu, qabtay gaadiidkoodii & hubkoodii.
Qaramada Midoobay oo War ka soo Saartay Duufaano Somalia ku Dhuftay
Dhagayso Barnaamijkii Saakay iyo Dunida 0ct – 12 – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Studio Boossaaso

2 July_2016-Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cali Samatar ayaa sharaxaad ka bixisay erayga Gender halka uu naga soo galay iyo macnihiisa.

Sahro Cali Samatar ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in dowlad Islaam ah wasiiradeeda ay marnaba ansixiyaanwax aysan diinta islaamka raali ka’ahayn.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: