DHEGEYSO-Wasaaradda waxbarashada oo sagootisey arday deeq waxbarasho heshay.

Garoowe, Oct 13 2016–Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Srae ee Dawlada Puntland ayaa Dalka Itoobiya u Dirtay Arday Gaarays 130 Arday Kuwasa oo Ka Kala Yiid Ardaydiii Dhameystay Dugsiyada Sae ee Puntland Jaamacadaha Wdanka iyo Shaqaalaha Dawladda.

Munaasabad Lagu Qabtay Garoowe ayaa Lagu Sagootiyay Ardaydaas Dalka Etoobiya aaaday Warbixintana Waxa Garoowe inooga SOo Diray Cabdi Xakiin Xusein Xasan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com