DHEGEYSO-Wasaaradda deegaanka oo dhirayn ka bilowday magaalada Garoowe.

Garoowe, Feb 14 2017-Wasaaradda deegaanka dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe ka bilowday mashruuc dhirayn ah oo lagu dhiraynayo wadooyinka waaweyn ee magaalada Garoowe.

Furitaanka mashruucaani ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiinta wasaaradda deegaanka, maamulka degmada Garoowe iyo mas’uuliyiin kale, warbixin Cabdixakiin Xuseen Xasan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com