DHEGEYSO-Wasaaradda arrimaha gudaha oo kahadashay abaaraha kajira Puntland.

Garoowe, Oct 25 2016–Wasiir Ku xigeenka wasaaradda Arimaha gudaha Dowladda Puntland ayaa ka hadlay Xaaladaha abaaraha ee ka jira deegaano badan oo ka mid ah Puntland. 

Cabdulllaahi xaaashi Qoobdeero waxa uu tilmaamay in ay waxbadan ka qabteen arimaha abaaraha hadana weli ay ku howlan yihiin samata bixinta dadka abaarahaaas ku waxyeeloobay
 
Sidoo kale wasiir Qoobdeero waxa uu ka hadlay shir ka dhacay magaalada Garoowe oo looga hadlayey amaanka magaalada caasimadda ah iyo dhameystirka wajiga koowaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe 
 
Dhanka kalena wasiirka ayaa waxa uu ka waramay wariye Xuseenmadar ugu Horeyna waxa uu weydiiyey Xaaladda Abaaraha iyo waxa ay ka qabteen.
 
DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com