DHEGEYSO-Wareega 2aad ee Barnaamijka tartan iyo tacliin oo lasoo gabagabeeyey.

(July 13 2016)-Maalin wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Tartan iyo tacliin oo qaybtiisii labaad xalay lagu soo gabagabeeyey xarunta Daljir ee Boosaaso, waxaana dhowaan la guda geli doonaa qaybta labaad ee barnaamijka.

Qaybta kowaad ee barnaamijka waxaa xalay ku tartamay Mubarak Dhahar  Midi Gale Fardhidin, halka qaybta labaad ee barnaamijka tartan iyo tacliina ay ku tartamayeen dugsiyada Cumar Samatar Galkacyo iyo Xaaji Cali Biixi Isla Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com