Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Warbixin qaabka ciidan Soomaaliyeed loodhisi karo kahor bixitaanka AMISOM.

(July 10 2016)-Dhowaan hogaamiyayaasha midowga Africa ayaa kulan ay kuyeesheen magaalada Adis abab waxa ay ku shaaciyeen in howlgalka nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM lasoo afmeero sanadka 2022-ka.

Hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa warbixin ka hadlaysa qaabka ugu fiican ee ciidamo Soomaaliyeed loodhisi karo kahor inta aysan ciidamada AMISOM ka bixin Soomaaliya waxaana warbixintaasi Boosaaso kasoo jeedinaya Xasan Haykal.

http://daljir.com//resources2/files/Bosaaso%3B%20Warbixi%20kahadlaysa%20qaabaka%20ugu%20habeen%20ee%20Dhismaha%20ciidanka%20qaraka%20ee%20soomaaliya%20Maadaama%20ay%20amisom%20sheegtay%20in%20ciidamadeeda%20ay%20kala%2

Exit mobile version