HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warbixin kahadlaysa dhismaha maxjarka xoolaha ee Galkacyo.

Galkacyo, Oct 13 2016--Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa kasocda dhismaha maxjar loogu talagalay in lagu kala wareejiyo xoolaha ka imanaya koonfurta Soomaaliya ee kuwa wajaha dekedda Boosaaso.

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay sharciyada uu soo saaray Donald Trump.
Faroole oo Aragtidiisa ku Biiriyay xaaladda kala guurka ah ee Soomaaliya
DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo Xarunta Daljir ee Garoowe 1207 2016.

Galkacyo, Oct 13 2016–Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa kasocda dhismaha maxjar loogu talagalay in lagu kala wareejiyo xoolaha ka imanaya koonfurta Soomaaliya ee kuwa wajaha dekedda Boosaaso.

Dhismaha Maxjarkaasi oo meel wanaagsan maraya waxaa kadhashay xiisado kadib markiin maamulka Galmudug oo dhowr jeer duqeeyey goobta laga wado maxjarka, Shaafici Cabdulqaadir ayaa warbixintaan kadiyaariyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: