DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee roobab ka da’ay gobolada Bari iyo Gardafuu.

Caluula, Dec 19 2016-Gudoomiyaha degmada Caluula Gardafuu Cabdirisaaq Siciid Cali, oo maanta waraysi siinayey Radio Daljir ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyey roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Caluula iyo deegaamo hoosyimaada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com