DHEGEYSO-Walaaca Q.M ee doorashada Soomaaliya oo siikordhaysa.

Muqdisho,  September, 29 2016 — Ergayga QM u Qaabilsan Soomaaliya, Danjire Micheal Keating ayaa golaha ammaanka uga Warbixiyay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasadda Soomaaliya iyo dib u dhacii doorashooyinkii la filayay in bishan iyo tan soo socota ka dhacaan Soomaaliya.  

Jaamac Xirsi Faarax oo kamid ah dadka sida weyn ula socda arrimaha doorashada Soomaaliya ayaa Radio Daljir uga waramay walaaca qaramada Midoobey iyo dibudhacyada badan ee kuyimid doorashada Soomaaliya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com