DHEGEYSO-Wajiga labaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo habeenkii 2aad galay.

(July 11 2016)-Maalin wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Tartan iyo tacliin oo qaybtiisii labaad ay kasocoto Idaacadda Daljir, gaar ahaan xarunta Daljir ee Boosaaso oo uu habeen walba si toos ah uga soogalo.
 

Waxaa tartanka xalay ku tartamayey Sheekh Axmed Garaar Waaciye iyo Nageeye Kalabayr, waxaana qaybta labaad ku tartamay Alwaaxa Garoowe iyo Godob jiraan oo gobolka Nugaal ka wada tirsan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com