DHEGEYSO-Wafti uu hogaaminayo wasiir ku-xigeenka deegaanka oo gaarey Haylaan.

Dhahar, Nov 12 2016–Wasiir kux-geenka wasaaradda daaqa duurjoogta iyo dalxiiska ee dowladda Puntland Faarax Cali Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaamo katirsan gobolka Haylaan ee Puntland. 

Wasiirka iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen xaaladda abaareed ee gobolada Sanaag iyo Haylaan oo xaalad xumi kataagan tahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com