DHEGEYSO-Waa sidee nolosha xilligaan xagaaga ah ee barakacayaasha Boosaaso.

(July 05 2016)-Barakacayaasha kunool kaamamka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay kujiraan xaalad kaduwan xaaladihii hore xilli lagu jiro u diyaar garowga munaasabadda ciidul fidriga oo kubeegan maalinka beri ah.

Cali Bare  Gudomiya 38da Caam ee Magaalada boosaaso oo ka war bixiyey xaaladda dadka barakacayaasha ah ee magaalada Boosaaso sidoo kalana ka hadlay xitaankii ay xirneyd idaacdda daljir farxadna ay u tahay in ay hawada ku soo laabatay idaacadda Daljir, weriye Xuseen Madar ayaa waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com