DHEGEYSO-Ujeedka safarka wasiirka gaashaandhiga ee degmada Cadaado.

Cadaado, Oct 01 2016–Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa Maanta tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug.

Ujeeda uu gaaray Magaalada Cadaado ayaa lagu sheegay in ay tahay isku dhafka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo sidoo kale bixinta mushaaraadka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolada Mudug iyo sidoo kale Galgaduud.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com