DHEGEYSO-Tartanka qandaraaska dhismaha laamiga Garoowe iyo Galkacyo oo ladaahfuray.

Garoowe, Nov 17 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu daahfuray qandaraaska tartan furan oo ay afar shirkadood ee rer Puntland ah u gelayaan dhismaha wada laamiga ah ee u dhexaysa Garoowe iyo Galkacyo.

Barnaamijkaan oo ay hormuud u tahay Hay’ada wadooyinka u qaabilsan dowladda Puntland ee PHA ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin kasocota dowladda Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com