DHEGEYSO-Tartanka kubadda kolayga hablaha oo Garoowe lagu soo gabagabaynayo.

Garoowe, Dec 26 2016-Garoonka ciyaaraha Mira-awaare ee magaalada Garoowe qaybtiisa kubadda kolayga ayaa galabta waxaa lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo tartanka kubadda kolayga ee hablaha Soomaaliya.

Maalinkii shalay ayaa la ciyaaray kulamadii afar dhammaadka waxaana kama dambaysta isugu soo baxay hablaha maamulka Hirshabeelle iyo kuwa matalaya gobolka Banaadir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com