DHEGEYSO-Tartan kor loogu qaadayo aqoonta ardayda oo kasocda Imamu Nawawi Qardho.

Qardho, Sep 29 2016–Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gaar ahaan dugsiga Iimaamu Nawawi ayaa waxaa kasocda tartan dhinacyo badan ka kooban oo lagu tartansiinayo ardayda wax ka barata dugsigaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com