DHEGEYSO-Taliyaha saldhiga Burtinle oo soo dhoweeyey go’ankii taliska bilayska Puntland.

Burtinle, Dec 20 2016-Taliska ciidamada Ammaanka ee degmada Burtinle ayaa ka warbixiyey howlgalo ay ku xaqiinayaan ammaanka degmadaaas kadob markii maalmihi u dambeeyey  falal ammaan darro ah ay ka dhaceen magaaladaas.
 

Taliska  ayaa dhinaca kale soo dhaweeyey amar kasoo baxay taliska ciidanka policka puntland oo lagu joojinayey gawaarida ay ku dhagenyihiin bacaha madaw ee bensolka.
 

Hadaba taliyaha saldhiga dhexe ee degmada Burtinle Siciid Axmed Kurtin ayaan arintaas ka wareysanay,
 

Wariyaha xasan jeylaani cali xasan heykal oo qadka tellka kula xiriiray ayaa weydiiyey marka hore inuu faafaahiyo xaalada magaalada burtinle iyo howlgalada ay halkaas ka sameeyeen.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com