DHEGEYSO-Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo ka hadlay arrimo dhowr ah.

Garoowe, Jan 30 2017-Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen, oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay dibad baxyo Garoowe kadhacay iyo ammaanka gobolka.

Gaashaanle Sare Cabdirashiid Xinjira-dhuuq ayaa sheegay in xaaladda guud ee ammaanka gobolku uu wanaagsan yahay, wuxuuna beeniyey in wax bililiqaysi ah ay kadheceen goobo ganacsi oo Garoowe kuyaal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com