Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Taliska booliska oo digniin u diray darawaliinta Galkacyo.

Galkacyo, Oct 08 2016–Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa sheegay in xaaladda Galkacyo ay degan tahay, wuxuuna digniin u diray darawaliinta gaadiidka ee dadka barakicinaya.

https://daljir.com//resources3/files/Taliye.mp3?_=1
Exit mobile version