DHEGEYSO-Siyaasi Cali Daacuun,*Ma garankaro nidaam Xasan Sh kusoo laaban karo*.

Garoowe, Dec 13 2016-Siyaasi Cali Maxamed Ahmed (Cali Daacuun), oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa siweyn uga horyimid doorashada dadban ee ka socota dalka Soomaaliya.

Cali Daacuun oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in doorashooyinka ka socda dalka aysan ahayn kuwa dadban laakiin ay yihiin dulmanayaal ladulmay sida uu hadalka u dhigay.

Maxamed Laki oo Garoowe jooga ayaa waraystay. 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com