DHEGEYSO-Siyaasi Cabdiweli Maxamuud Gurey iyo Abshir Cali Qood oo ka doodaya musuq-maasuqa doorashada Somalia.

Galkacyo, Nov 26 2016-Waxaa soo baxaya eedaymaha ku aadan musuq maasuqa lagu sameeyey doorashada aqalka hoose ee Soomaaliya, taasi oo ay shaaciyeen, qaramada midoobey iyo musharixiin qudhoodu tartanka kujirey.

Siyaasi Cabdiweli Maxamuud Gurey iyo siyaasi Abshir Cali Qood, oo siweyn isha ugu haya arrimaha Soomaaliya ayaa Idaacadda Daljir dood arrimahaasi ku saabsan dhexdhigtay, waxaana sidoo kale ay kahadlayaan deymo dhowaan madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday sheegay in maamulkiisu bixiyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com