DHEGEYSO-Siyaasi Cabdidaahir M Yuusuf Yey oo kahadlay heshiiskii Galkacyo.

Galkacyo, Nov 14 2016–Siyaasi Cabdidaahir Maxamed Yuusuf Yey oo horay isugu soo sharaxay xilka madaxtinmimada ee Puntland ayaa si kulul uga hadlay heshiiskii dhowaan Galkacyo kudhexmaray Puntland iyo Galmudug.

Yey ayaa kudheeraaday arrimaha magaalada Galkacyo, qodobada lagu heshiisyey iyo cidda hurinaysa colaada soo laalaabatay eek a aloosan magaalada Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com