DHEGEYSO-Shacabka magaalada Qardho oo soodhoweeyey siidaynta Radio Daljir.

(July 05 2016)-Qar kamid ah shacabka ku nool Magalada Qardho iyo Wariyasha ka howl galaa Gobolka Kar kaar ayaa soo dhawayey Furitaan Radio daljir, kadib markii shalay warqad kasoo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta lagu sheegay in madaxweyne Gaas cafis u fidiyey.

Warbixin Amurtaas ku sab saan waxaa Magalada Qardho inooga so direy Weriyaheen Sharmaarke Cabdulqaadir Jaamac 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com