DHEGEYSO-Shacabka magaalada Dhahar oo ku diirsaday dhegeysiga Daljir.

Dhahar, Feb 26 2017-Bulshada kunool magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa siweyn u soo dhoweeyey Idaacadda Daljir oo lixdii bilood ee ugu dambeeyey si toos ah barnaamijyadeeda looga dhegaysanayey magaadaasi.

Warbixintaan waxaa magaalada Dhahar ka soo diray shacabkana aragtidooda ka soo ururiyey weriye Axmed Deeq Maxamuud Sheekh Madar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com