DHEGEYSO-Shacabka degmada Burtinle oo soodhoweeyey in Daljir xorriyaddeedii dib u hesho.

(July 05 2016)-Dadwaynaha reer Burtinle ayaa soo dhaweeyey dib ufurida idaacada radio daljir, waxaana dadkaasi kamid ah nabadoonada wax garadka iyo cuqaasha ee ka tisran shacabka reer Buurtinle uguna hambalyeey madaxwaynaha in uu daljir xoriyadeedii dib usiiyo. 

Cabdi Axmed Diiriye (Farateeb), ayaa soo ururiyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com