DHEGEYSO-Shacabka Burtinle oo xukuumadda Puntland ugu baaqay inay siidayso Daljir.

July 3 2016-Shacabka kunool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa sikulul uga hadlay qaabka sharci darrada ah ee ay Idaacadda Daljir maalintii 1aad ugu xirantahay dowladda Puntland.

Qaar kamid ah shacabka Burtinle oo booqday xarunta idaacadda ee Burtinle ayaa ugu baaqay xukuumadda Puntland inay siidayso Idaacadda Daljir, waxaa isku soo duba ridey Cabdi Axmed Farateeb.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com