DHEGEYSO-Salaad Cali Jeelle,*Xasan Sh diyaar uma aha inuu xilka wareejiyo*.

Muqdisho, Sep 25 2016–Salaad Cali Jeelle oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweynaha hadda xilku kasii dhammaanayo uusan diyaar ahayn inuu xilka wareejiyo.

Ismaaciil Turki ayaa warbixintaani Muqdisho kasoo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com