DHEGEYSO-RW Cumar oo Iska fogeeyey ku luglahaanshaha eedaymaha badda.

Garoowe, Sep 22 2016–Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa markii ugu horeysey si kulul uga hadlay arrimaha dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa nasiib xumo kutilmaamay in isaga iyo madax kale oo Soomaaliyeed lagu eedeeyo inay kulug lahaayeen eedaymaha badda, wuxuuna sheegay in dadka la eedaynayo qaarkood ay dhinteen iyagoo umadda Soomaaliyeed u adeegaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com