Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-RW Cumar Cabdirashiid oo rajo ka muujiyeyin doorashadu kudhacdo xilligeeda.

Jabuuti, Novb 03 2016-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid oo lakulmay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa uga tacsiyeeyey ciidamadii looga diley qarixii Beledweyne, isagoona uga warbixiyey doorashada Soomaaliya.

Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in ay ku rajo weyn yihiin maalmaha soo socda in Deegaanada Gobolada Dalka ee ay ka dhacayaan Doorashooyinka in ay ka bilaabato Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub.

https://daljir.com//resources3/files/Cod-Raiisalwasaaraha.mp3?_=1
Exit mobile version