Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya,*Waxaan xoojinaynaa dagaalka Alshabab*.

Marka, Mar 05 2017-Ra’iisulwasaaraha dowladda Itoobiya ayaa sheegay in dowladaha Uganda iyo sidoo kale Itoobiya ay iska kaashan doonaan la dagaalanka Al-Shabaab.

Ra’iisul wasaaraha wadabnka Itoobiya ayaa sidoo kale sheegay in ay ka go’an tahay in la ciribtiro Al-Shabaab madaam uu sheegay in ay dhibaato badan ay ku hayaan Geeska Afrika.

https://daljir.com//resources3/files/Cod-Itoobiya.mp3?_=1
Exit mobile version