DHEGEYSO-Qurba joogta Puntland ee Yurub oo doortay gole dhexe iyo gole fulineed.

Denmark 24 2016-Shir ka dhacay dalka Denmark ayaa qurba jooogta Puntland ku doorteen maamul isugu jira gole dhexe iyo gudi fulineed  iyo gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen sidoo kale waxay samaysteen qorshe howleed ay ugu magac dareen qorshaha 100 ka maalmood,
 
jaaliyada ayaa siddo kale shirkaas kaga dhawaaqay lacag gaaraysa 10 kun oo doolar oo ay ugu tala galeen dadka iyo duunyada ay abaartu haleeshay ee puntland.
 
Cabdixakiin cabdi ismaaciil waa gudoomiye kuxigeenka daladaas khadka taleefanka ee denmark ayuu iigu waramay waxaana ugu horeyntii weydiiyey shirkaas iyo siduu 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com